Milatariga Itoobiya oo Taangiyo iyo hub culus u adeegsanaya qabsashada magaalada …

Ciidamada milatariga Federaalka Itoobiya ayaa kusii dhawaanaya magaalada Mekelle ee caasimada maamulka Tigrey, waxa ayna ciidamada la wareegeen magaalooyin kale oo horey u maamulayeen ciidamada u dagaalamaya Tigrey. War kasoo baxay milatariga Itoobiya ayaa lagu sheegay in dagaalka hada marayo meel xasaasi ah, waxa ayna milatariga sheegeen in qabsashada magaalada Mekelle ciidamada u adeegsan doonaan … Continue reading Milatariga Itoobiya oo Taangiyo iyo hub culus u adeegsanaya qabsashada magaalada …